Home Wararka Maanta Gaadiid ka xayirnaa Galmudug oo Maanta lagu wareejiyay Galmudug Muddo ka dib...

Gaadiid ka xayirnaa Galmudug oo Maanta lagu wareejiyay Galmudug Muddo ka dib (Sawiro)

0

Maamulka Puntland ayaa gaadiid dagaal ku wareejisay Dowlad Gobaleedka Galmudug kuwaas oo gaaraya 20 gaari in Mudda ahna ka xayirnaa

Ku dhawaad 20 Gaadiidka dagaal ah oo ay lahayd Galmudug mudda sanado ahna ku xayirnaa dekadda Boosaaso ayaa lagu guulaystay in laga soo wareejiyo Puntland 8 kamid ah gaadiidkaas waxaana la wareegay wasaaradda Amniga Galmudug, iyadoo inta dhiman dhawaan laga soo wareejin doono maamulka Puntland.

Majiro gaadiid dagaal oo ay Puntland ugu deeqday Galmudug sida ay qoraan qaar kamid warbaahinta, balse gaadiidkaan waxaa hore u lahaa Galmudug waxayna ku xayirnaayeen dekadda Boosaaso.

Ad
Previous articleHaween ka mid noqonaya Ciidamada Haramcad oo Tababar Loogu soo Xiray Turkiga (Sawiro)
Next articleFal argagax leh oo ka dhacay Degmada Matabaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here