Home Wararka Caalamka Norway oo Dadka Somalida ku dhiiro galineysa inay Dalkooda ku laabtaan oo...

Norway oo Dadka Somalida ku dhiiro galineysa inay Dalkooda ku laabtaan oo ka Shaqeystaan

0

Dalka Norway ayaa kamid ah Wadamada Sida aadka ah Somalida ugu noolyihiin Waxana Sanadihii ugu danbeeyay ay Xisbiyada Wadanka noqdeen kuwa neceb Dadka ajaaninta ah oo Somalida ku jirto.

Sanadihii ugu Danbeeyay waxaa jiray Dad badan oo laga ceshtay Sharciga Wadanka kuwaasi oo Dalka ku heestay ay kasoo bilaabeen gunta hoose iyagoo qaaday kararka gaari wadista Sida Taxi-ga iyo Basaska oo ay adag tahay in qofka uu qaado lakin ugu danbeyn Waxaa Dowlada si lama filaan ah uga ceshatay sharciyadooda.

Dowlada Qeybta Laanta Socdaalka ayaa wada qorshe dadka Somalida ay ku dhiirogalineyso inay dalkooda ku laabtaan iyadoo u balan-qaadeysa dhaqaale ay nolo kaga sameyntaan Dalkooda..

Warbaahino gudaha ayaa jira kuwaasi oo dadaalka dowlada wax ka wada si dadkaasi ay u aqbalaan go’anka Dowlada.

Qaxootiga Somalida ayaa qaarkood iskaga cararay wadanka waxana ay nolol ka bilaabeen dalal kale oo yurub ah halkaasi oo sharci ka heleen.

Ad
Previous articleMid kamid ah Midowga Musharixiin oo Ka horyimid Qaabka Midowga Musharixiintu Wax ku Donayaan
Next articleTirada Dadka ugu badnaa oo Sweden lagu toogtay Sanadka 2021

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here