Home galmudug Dhageyso Waqtiga uu Qabsoomaayo Shirka Lagu Xalinayo Khilaafka Madaxda Dowlada Galmudug oo...

Dhageyso Waqtiga uu Qabsoomaayo Shirka Lagu Xalinayo Khilaafka Madaxda Dowlada Galmudug oo la shaaciyay

0
SHARE

iyadoo Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug Looga Madalsan yahay in Lagu qabto Shir ku saabsan Dib u heshiisiin in loogu Qabtay Magaaladaas Madaxda Galmudug ayaa hada Ka Hadlay Mid ka mid ah Salaadiinta Galmudug.

Suldaan C/naasir Jaamac Seed oo kamid ah Wax Garadka Galmudug ee Ku howlan Qabsoomidda Shirka Dabayaaqadii Bishii Dhamaatay Loobalamay in lagu qabto Galkacyo ee dib udhac uu ku yimid ayaa la shaaciyay waqtiga kama dambaysta ah ee laqabanayo shirkaasi

Shirka oo ah mid lagu dhamaynayo qilaafka ka dhax jira Galmudug iyo sidii loo wanaajin lahaa xiriirka Galmudug iyo Dowladda Dhexe ee soomaaliya oo aan wanagsanayn ayaa suldaanku uu sheegay in horaanta bishaan laqabanayo

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here