Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Kenya iyo Uhuru oo soo Dhawayntiisa Ka...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Gaaray Kenya iyo Uhuru oo soo Dhawayntiisa Ka Dhuuntay(Sawiro)

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaddib martiqaad uu ka helay dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta.

waxaa garoonka diyaaradaha JKIA ku soo dhoweeyay Wasiirka Beeraha Kenya. Waa safarkiisa afaraad oo dibadda ah tan iyo markii xilka loo doortay.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wada hadalo la leh dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta, iyagoo ka wada hadli doona xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo kale.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Soomaaliya oo Goor dhaw u duulay Kenya
Next articlePuntland oo tallaabo adag qaaday kadib xubnaha Al-Shabaab ee ka baxsaday Xabsiga Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here