Home Wararka Somaliya Galmudug Deg Deg:Nabadoon kale oo Caan ka ahaa Degaanada Galmudug oo Cawa...

Deg Deg:Nabadoon kale oo Caan ka ahaa Degaanada Galmudug oo Cawa Lagu Dilay Muqdisho

0

Kadib dagaalkii Bulshada baxdo iyo Alshabab dhex maray waxaa Muqdisho ka socd aargoosi Lagu dilayo Dadka Haldoorka ah ee u dhashay Beesha saleebaan
Xalay waxaa muqdisho lagu dilay Ganacsade iyo Shiikh aad loo yaqaan oo lagu magacaabo Sh Salaad Ciise

Sidoo kale caawa waxaa muqdisho lagu dilay Sh Cabdi Faniito oo aad iskugu dhowyihiin wadaadkii xalay la dilay

Alshabaab oo bilaabay beegsiga Beel gaar ah kadib Jabkii Baxdo ka soo Gaaray.

Caawa iyo Xalayba waxaa soo if baxay Dilka wax garad ku Abtirsado Baxdo.

Hore ayay Alshabaab u dileen Cuqaal Soomaaliyeed oo ka soo jeedo Baacadweyn markii ay ku Jabeen Qabsashada deegaankaas.

Ad
Previous articleHowlgal Qorshaysan oo Lagu Soo Qabtay Sarkaal Sare oo Ka Tiraana Alshabaab oo laga Sameeyey Degmada…
Next articleKenya iyo Soomaaliya oo ku hesheeyay 11 qodob oo uu ka mid yahaya qaadka Kenya ee Soomaaliya loo dhoofiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here