Home Wararka Somaliya Galmudug Dil Toogasha ah oo Lagu Fuliyay Ninkii Dilay Samafale Wariye Bulxan

Dil Toogasha ah oo Lagu Fuliyay Ninkii Dilay Samafale Wariye Bulxan

0

Toogasho ah ayaa Lugu Fuliyay Cabdixakiin axmed Cigaal oo ah Qisaastii Alle ha unaxariistee Samafale Wariye Cabdikariin Ahmed Bulxan oo Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Caabudwaaq Maalinkii Kowaad ee Ramadaanka.

Cabdixakiin axmed Cigaal oo Maantay la Toogtay ayaa Laba Maalin ka Hor Maxkamada Horteeda ka Codsaday in laga Oofiyo Dilkii uu ugaystay Maamulihiisii Wariye Samafale Bulxan oo uu Sheegay inuu Si kas ah U dilay.

Dad Reer Caabudwaaq ayaa Aad usoo Dhaweeyey Qisaasta Maantay Ka Bilaabatay Magaaladaas oo ay Aafeeyeen Dilal Bareer ah oo Ka Dhaca Bartamaha Iyo Daafaha Mgaalada.

 

Ad
Previous articleDad ku dhintay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay Mareykanka
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Caabudwaaq oo Maantay Martigalisay Dilal Toogasho ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here