Home Wararka Maanta R/W Rooble oo shir Deg Deg ah isugu yeeray Maamul Gobaleedyada dalka

R/W Rooble oo shir Deg Deg ah isugu yeeray Maamul Gobaleedyada dalka

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku casuumay Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka in ay isugu yimaadaan shir deg deg ah 27-ka bishan December, 2021.

Shirkaan ayaa ka dhici doona magaalada Muqdisho, kaas oo looga arrinsanayo dardar gelinta geeddi socodka, toosinta iyo dhammeystirka doorashooyinka dalka.

Qoraal ka soobaxay Ra’isul Wasaare Rooble ayaa lagu muujiyay in 27-ka bishan December, 2021 uu shirkaan ka dhici doono Muqdisho

Ad
Previous articleHub iyo Khamri Farabadan oo Ciidamada Booliska Galmudug Qabteen oo lasoo Bandhigay
Next articleDhageyso Puntland sida ay Dowladda dhaxe ee Soomaaliya u Eedeeysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here