Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb (Sawiro)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb (Sawiro)

0

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusomareb Caasimada Galmudug.

Waxaana Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Baarlamaanka Galmudug, xubno katirsan goleyaasha xukuumada & Barlamaanka, maamulka Caasimada iyo qeybaha bulshada.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa kulan la qaatay Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug ka dib markii si weyn loo soo dhaweeyay.

Ad
Previous articleAkhriso Warmurtiyeedka Shirka Golaha Doorashada Qaranka
Next articleMidowga Musharaxiinta oo soo dhaweeyay Heshiiskii Doorashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here