Home Wararka Maanta Taliyihii Hore ee Howlwadaag iyo Kaaraan oo Caawa lagu Dilay Muqdisho

Taliyihii Hore ee Howlwadaag iyo Kaaraan oo Caawa lagu Dilay Muqdisho

0

Gaashaanle Maxamed Maxamuud Yalaxoow oo horeyna usoo noqday Taliyihii saldhigyada Kaaraan iyo Degmada  Howlwadaag ayaa lagu toogtay gurigiisa hortiisa oo ku yaalla Degmada cabdicaziiz.

Dagmada Abdiaziz Ayaa lagu dilay oo ah mid ka mida dagmooyinka ugu amniga badan G/Banaadir kooxaha Dilka Gaystay ayaa Lasheegay inay ka Baxsadeen Goobta.

Amaanka Magaalada Muqdisho ayaa Maalmihii lasoo Dhaafay Soo Hagaagaayay Waxaana Yaraaday Dilalkii iyo Qaraxyadii ay Alshabaab ka Gaysab Jireen Gudaha Caasimada.

Lamaaha Amaanka Magaalada Muqdiaho wali kama Hadlin Dilkaan loogaystay Gashaanle Horay Xilil Sar sare usoo Qabtay.

Dowlada Soonaaliya Ayaa Wada Dagaalo Culus oo la Doonaayo in lagu soo Afjaro jiritaanka Kooxda Alshabaab.

 

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Khilaafkii Qoor Qoor iyo Cali Ciid oo la Xaliyay
Next articleMaxaa ku qoran buugga Puntland dhibsatay ee mas’uulka loo ceyriyey?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here