Home galmudug Akhriso Kulmada Gaalkacyo Ka socday oo qaarkood aan leesku marin iyadoo lagu...

Akhriso Kulmada Gaalkacyo Ka socday oo qaarkood aan leesku marin iyadoo lagu balamay.

0

Magaalada Gaalkacyo waxaa ka socday Kulamo xal loogu raadinayo Khilaafka Galmudug ee taagan.

Xubnaha Aqalka Sare ayaa Madaxweynaha Galmudug kala hadlay soo afjarida Xiisaada taagan xiligan.

Xaaf ayaa ka cudurdaartay Xiligan Madama uu safar ku yahay Magaalada Garoowe sida ay sheegayaan Masuuliyiin ka agdhow Maamulka Galmudug.

Kulan Dheer kadib waxaa leesku raacay in dib leeskugu soo laabto Magaalada Gaalkacyo bishan 30-keeda.

xubnaha labada dhinac ayaa ku balamay Dagaan iyo dulqaad inta ka horeysa Mudada la balamay.

mudug24 Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here