Home Wararka Somaliya Galmudug Ra’isul Wasaarihii Hore ee dalka oo Maanta u Ambabaxay Wadanka Sacuudiga...

Ra’isul Wasaarihii Hore ee dalka oo Maanta u Ambabaxay Wadanka Sacuudiga (Sawiro)

0

Ra’iisul wasaarihii hore ee XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u anbabaxay dalka Sacuuudi Carabiya si uu u soo guto cibaadada xajka ee sanadkan.

Rooble ayaa toddobaadkii hore xilka wareejiyay ka dib 21 bilood oo uu dalka Ra’iisul Waaaare ka ahaa, isagoo soo hoggaamiyay howshii doorashada dalka.

Ad
Previous articleP.M Xamza oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann kadib Go’aankii kasoo baxay Midowga Yurub(Sawiro)
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Turkiga (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here