Home galmudug Ogeysiis Wafdi ka socda Gudiga Gob oo ku wajahan Caasimada Dalka Norway...

Ogeysiis Wafdi ka socda Gudiga Gob oo ku wajahan Caasimada Dalka Norway ee Oslo.

0

Sida ay shaaciyeen Gudiga Gob wafdi ka socda Gudiga Gob ayaa la filayaa in ay safar ku tagaan caasimada Dalka Norway ee Oslo.

Wafdiga ayaa tagidoono Halkaasi Taariikhda marka ay tahay 27 iyo 28 October ee bishan oo maalmo naga xigto.

DR Cumar Salaad Cilmi ayaa hogaamindoona Wafdiga kuwaasi oo kulamo la qaadandoona jaaliyada Galmudug ee halkaasi iyo sidoo kale walaalaha Galmudug sida somalida dalkaasi ku nool si ay uga warbixiyaan dhismahada Wadada Gaalkacyo iyo Hobyo.

Safarka wafdiga ayaana imaanaya xili dhawaan wafdi ka socda gudiga gob ay so gaareen Qaarada Yurub sida Wadanka Sweden iyo Finland oo kula kulmeen jaaliyada

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here