Friday, August 23, 2019
Home galmudug Gaalkacyo Madaxweynaha Galmudug oo xalay kulamo Siyaasadeed la qaatay Xubnaha Aqalka Sare.

Gaalkacyo Madaxweynaha Galmudug oo xalay kulamo Siyaasadeed la qaatay Xubnaha Aqalka Sare.

0

Wafdigan shalay gaaray magaalada Gaalkacyo oo ay ka mid ahaayeen guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee aqalka sare Abshir Bukhaari iyo Senatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa waxaa dalbaday odayaasha dhaqanka Gaalkacyo kadib markii Xaaf u qoor dhiibtay waxgaradkiisa in ay wax ka qabtaan xaalada.

Kulanka ayaa Warbaahinta ay dibad-joog ka tahay,waxana xogaha aan heleyno ay sheegayaan in Odayaasha Dhaqanka Gobolka Mudug ay Sanoterada u soo bandhigayaan qodobo xal loogu heli karo khilaafka Galmudug.

Sidoo kale Xildhibanada Aqalka sare ayaa ka filayaa in kulan ay la qaataan Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf kasi oo ay kala.hadli doonan xaalada hadda ay mareyso Galmudug iyo sida la isku soo dhaweyn karo madaxda Galmudug.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here