Home galmudug Xog Muhiim ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Garoowe ku...

Xog Muhiim ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Garoowe ku wajahan

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku wajahan Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland halkaasi oo la filayo in uu gaaro.

Madaxweyne Xaaf ayaa halkaasi kaga qeyb galidoono kulamo gooni ah oo uu la yeelanayo Madaxda Maamul Goboleydyada Dalka.

inkastoo aan si hoose loo ogeen arimaha ugu muhiimsan ee Safarka hadana waxaa muuqata mid uu kulamo kulmayo madaxweynaha Puntland oo xulafeysa uu ka dhaxeeyo.

dhanka kale Madaxweynaha Galmudug ayaa kulamo la qaatay bulshada Gaalkacyo iyo odayaasha isagoo kala hadlay xaalada xiligan taagan isagoo dhankooda ku amaanay nabada ay ilaaliyeen.

Mudug24 Gaalkacyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here