Home Wararka Maanta Boliiska Soomaaliya oo isbedel ku sameeyay Saraakiil Ka Tirsan Boliiska Soomaaliya

Boliiska Soomaaliya oo isbedel ku sameeyay Saraakiil Ka Tirsan Boliiska Soomaaliya

0

Taliska Boliiska Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyay Saraakiil ka Tirsan Boliiska Soomaaliya oo qaarkood Xilal ka haayay Saldhigyada Boliiska Gobalka Banaadir.

Hadaba Halkaan ka akhriso Taliyaasha Maanta La Magacaabay.

Macalin Aadan : Saldhiga Dharkenley
Axmed Bootaan : Saldhiga Wadajir.
ismaaciil Siciid Jaamac : Saldhiga Waaberi.
Xasan Cabdulle Bashiir : Saldhiga C/casiis.
Yaxye Casuuro : Saldhiga Dayniile
Zakeriye Cabdullahi : Saldhiga Hodan.
Farxaan Maxamed : S Bondheere.

Abuukar Sh/Aadan : Taliye Ku xigeenka Kaxda.
Cumar Axmed : Taliye Ku Bondheere.

Ad
Previous articleShirka Arimaha Doorashada oo Maalintii labaad galay
Next articleMadaxweynihii Hore ee dalka oo War ka soo saaray Doorashada dalka (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here