Home wararka Dalka Ciidamada Amaanka oo Muqdisho Ku Toogtay Nin la sheegay in uu Dhac...

Ciidamada Amaanka oo Muqdisho Ku Toogtay Nin la sheegay in uu Dhac Ugeystay Shacab (Sawiro)

0

Nin xiran tuutaha Ciidanka ayaa ciidamada saaka waxa ay ku dileen Black Sea, gaar ahaan Xaafadda Cali Shire, kadib markii uu diiday inuu is dhiibo.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ninkaan uu saarnaa Mooto Bajaaj, uuna ka mid ahaa Ciidamo dhac u gaysta dadka shacabka ah.

Ciidamada Booliska iyo ninka la toogtay ayaa cabaar dagaalamay, inkastoo markii dambe Booliska u suuragashay inay toogtaan ruuxaasi.

Ciidamada ayaa qabtay ninkii waday Mooto Bajaajta, waxaana baxsaday ruux kale oo la socday askariga la dilay.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here