Home wararka Dalka Wafdi Caalami ah oo Maanta Ku soo wajahan Muqdisho iyo Amaanka Muqdisho...

Wafdi Caalami ah oo Maanta Ku soo wajahan Muqdisho iyo Amaanka Muqdisho oo si Weyn Loo Adkeeyay.

0

Muqdisho Waxaa maanta ku soo Wajahan Wafdi Caalami ah oo Ka kala socda Dowladaha ilateria iyo itobiya.

Wafdigaan Heerka Caalami ayaana La qeexin Waxa ay yihiin iyo ujeedka ay Muqdisho u imaanayaan.

Amaanka muqdisho ayaa Maanta si weyn Loo adkeeyay, Waxaana Xiran dhamaan Wadooyinka Muqdisho.

Shacabka ayaana Loo Ogoleen in ay Gaadiidka ku dhaxmaraan Wadooyinka Muqdisho.

La soco Faah Faahin

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here