Home galmudug Sawiro Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo xalay ku hoyday Magaalada Gaalkacyo.

Sawiro Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo xalay ku hoyday Magaalada Gaalkacyo.

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xalay ku hoyday Magaalada Gaalkacyo oo shalay soo gaaray.

Xaaf ayaa kulan la qaatay Maamulka Degmada Gaalkacyo isagoo kala hadlidoona Xaalada Maamulka Galmudug.

Madaxweynaha ayaa kulankiisa waxa uu diirada ku saarayaa sidii Qof kasoo jeeda Bulshada mudug uusan saameyn ugu yeelan khilaafka taagan Xiligan.

wixii ku soo kordha lasoco

mudug24 Galkacyo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here