Home galmudug Sawiro Madaxweynaha Galmudug oo Maanta kulan la qaatay Odayaasha Gaalkacyo.

Sawiro Madaxweynaha Galmudug oo Maanta kulan la qaatay Odayaasha Gaalkacyo.

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kulan la qaatay odayasha Gaalkacyo.

kulanka ayaa la xiriirray mid Xog wareysi ah Madama xaalada Galmudug ay tahay mid kacsan oo khilaaf ka taaganyahay.

madaxweyne Xaaf ayaa dhanka kale odayaasha kala hadlay Nabada Gobolka Mudug isagoo odayaasha uga mahadceliyay dadaalkaasi.

lasoco wixii ku soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here