Home Wararka Maanta Intabadan wadooyinka Muqdisho oo Maantay Xiran iyo Sababta oo la Shaaciyay

Intabadan wadooyinka Muqdisho oo Maantay Xiran iyo Sababta oo la Shaaciyay

0

Dowladda ayaa xertay qaar kamid ah wadooyiinka halbowlaha u ah isu-socodka dadka iyo gaadiidka Muqdisho. Ciidamo ka kooban Booliis iyo NISA ayaa la soo dhigay isgoosyada Dabka ilaa isgooska Jubba.

Dhanaca kale Degmooyiinka, Waaberi, Xamarweyn,Xamarjabjab ee Muqdisho iyo kale ee ku hareereysan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu daadiyay ciidamo isku dhaf ah.

Sababta na waxaa lagu sheegay in Xasan Sheikh uu maanta tagayo taallada Daljirka Dahsoon.

Ad
Previous articleXubnaha Xisbiga Erdogan oo guuldaraddii ugu weyneyd kala kulmay baarlamaanka
Next articleNatiijadii ugu horreysay ee tirinta cododka doorashada Turkey oo la shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here