Home wararka Dalka Wadooyinka Muqdisho oo Maanta Xiran Iyadoona La xusayo Sanad ka Dib Masiibadii...

Wadooyinka Muqdisho oo Maanta Xiran Iyadoona La xusayo Sanad ka Dib Masiibadii Qaran

0
SHARE

Muqdishi Maanta inta badan Waxaa Xiran Waooyinka Muhiimka ah iyadoona Loo xiray Baroordiiqda Dhibaatadii Sanad Jirsatay ee Ka dhacday Zoobe.

Wadada Makka Almukkarama ayaa inta badan ah Mid xiran, Waxaana maraya oo Kaliya Gaadiidka Dowlada, in kastoo Wadada Wadnaha xitaa uusan Gaadiid Ka soo Gudbi Karin.

Sababta Loo xiray ayaa ah Sanad Ka hor Mashaqadii Ka dhacday Zoobe, in loo Baroordiiqo, si Xasuus Loogu sameeyo dadkii Xiligaas Ku dhamaaday zoobe.

Madaxda Dowlada Soomaaliya ayaa Maanta Lagu Wadaa in ay Gaaraan Halkii ay Ka dhacday Masiibada Qaran.

La soco Faah faahinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here