Home galmudug Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Galmudug ee lagu dhawaaqay oo 25 Wasiir ka...

Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Galmudug ee lagu dhawaaqay oo 25 Wasiir ka kooban.

0
SHARE

Liiska Golaha wasiirada Galmudug ee uu ku dhaawaqay Madaxweynaha Galmudug ayaa ah kuwa hore iyo kuwa cusub.

warbaahinta Mudug24 ayaa heshay Magacyada oo Qoraal ah.

1-Mudane Maxamuud Maxamed Samatar (Duran) Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Dib heshiinta iyo Dowladaha Hoose

2-Mudane Cabdi Maxamed Fiidow :Wasiirka Cadaalada iyo arimaha Garsoorka .

3-Mudane Saciid Siyaad Shirwac : Wasiirka Maaliyada iyo Hormarinta Dhaqalaha

4-Mudane Saadaq Sheikh Yuusuf Ibraahim: Wasiir Wasarada Amniga Gudaha

5-Mudane Cabdikaafi Maxamed Maxamuud: Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah

6-Mudane Cabdi Cabdimaciin Amaan Sheikh Cali: Wasiirka Dib u dajinta iyo daryeelka Agoonta iyo Naafada

7-Mudane Sharaf Maxamed Cali: Wasiirka Wasaarada Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda

8-Mudane Mahad Cabdulahi Xuseen: Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo guriyeenta

9-Mudane Ibraahim Xuseen Guurey: Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha

10-Mudane Maxamuud Aadan Cisman :Wasiirka Wasaarada Warfaafinta

11-Mudane-cabdulaahi Cali Maxamed: Wasiirka Wasaarada Gadiidka cirka iyo Dhulka

12-Mudane Maxamed deeq cabdi Falko: Wasiirka Wasaarada Waxbarshada

13-Mudane Aadan Xasan Gardheere:Wasiirka Wasarada Boostada iyo isgaarsiinta

14-Mudane Axmed Dhiblaawe Casir:Wasiirka Wasarada Beeraha iyo xanaada xoolaha

15-Mudane Maxmed Xuseen Maxamed:Wasiirka Wasaarada biiada dhirta iyo daaqa

16-Naciimo Maxamed Maxmuud :Wasiirada Wasaarada Caafimaadka

17-Dahabo Cabdi Maxamed :Wasiirka Wasaarada Haweynka iyo Xaququl insaanka

18-Bashiir Maxamed aw cali Maxamed:Wasiirka Wasarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

19-Abshir Cabdi Shiiqow :Wasiirka Wasarada Dastuurka

20-Axmed shire Maxamuud :Wasiirka Wasarada Biyaha iyo korontada

21-Daahir Shidane Cabdi:Wasiirka wasaarada Wasaarada Shaqada iyo Shaqalaha

22-Feysal Abshir Nuur :Wasiirka wasaarada Dakadaha iyo Gadiidka Badda

23-Cabdiraxiim Xaaji Faarax Xirsi :Wasiirka wasaarada Qurba Joogta dalxiiska iyo dhiiragalinta iyo maalgashiga

24-Asad Badal Cilmi Xaashi:Wasiirka wasaarada Gargaarka iyo Maareynta musiiboyinka

25-Abdishakuur Macalin Ciise Xashi:Wasiirka wasaarada Owqaafta iyo arimaha Diinta.

mudug24 Dhuusomareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here