Home galmudug Akhriso Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada Cusub.

Akhriso Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada Cusub.

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Goordhow Magacaabay Xubnaha Golihiisa Wasiirada Cusub.

Golaha Wasiirada Cusub ee maamulka Galmudug ee uu soo magacaabay Madaxweyne Xaaf ayaa ka kooban 25 Wasiir.

Magacaabista Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxa ay ku soo aadeysaa xili Madaxda ugu sareeysa Galmudug uu ka dhexjiro Khilaaf xoogan,kuwaasi oo haatan kala degan magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here