Home wararka Dalka Agaasimihii Hay’ada NISA oo Is casilay Ka Dib War Lagu Baahiyay Barta...

Agaasimihii Hay’ada NISA oo Is casilay Ka Dib War Lagu Baahiyay Barta Hay”ada.

0
SHARE

War Qoraal ah oo Ka soo Baxay Hay”ada Nabad Suguda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ka Tagay Shaqada Hay”ada NISA.

Agaasime Xuseen ayaa La sheegay in Uu xilka Isaga Tagay arima Ku saabsan si Shaqsiyan, in kastoo Aan La shaacin Sababa Kale.

Laakiin Warar Hoose oo Aan Helnay ayaa sheegaya in Xilka uu iska isaga Casilay in uu utartamo Xilka Madaxweynaha Konfur Galbeed Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here