Home galmudug Wasiir Loo Magacaabay Afhayeenka Golaha iskaashiga Dowlag Gobaleedyada (Akhriso)

Wasiir Loo Magacaabay Afhayeenka Golaha iskaashiga Dowlag Gobaleedyada (Akhriso)

0
SHARE

Sidoo kale War-saxaafadeedan ayaa waxaa la Ogeysiiyay dhamaan madaxa maamul Goboleedyada sida Galmudug, Puntland,Koonfur Galbeed iyo Jubbaland halka aan lagu soo darin maamulka Hir-Shabeelle.

Siyaasiga Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa waxa uu hadda yahay Wasiirka Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,isagoo noqaya Afhayeenka cusub ee Golaha Isgaashiga dowlad Goboleedyada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here