Shaqaale ku Geeriyooday Guri ay Ka dhisayeen Qeybo Ka mid ah Muqdisho.

Gurigaan ku dumay Shaqaalaha dhisayay ayaa waxa uu ku yaalla Gobalka Banaadir gaar ahaan Agagaarka Ceelka-Geelow ee degmada Wadajir ee gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay inay ku geeriyoodeen laba ruux.

Labada Ruux ee Shaqaalaha ah ayaa Giriga duminayay si dib loogu dhiso,isaga oo ka mid ahaa dhismayaashii hore balse dadkii lahaa ay doonayeen in loo dhiso.

Mid ka mid ah dadka Xaafada Ceelka Geelow ayaa ayaa sheegay in labada Ruux ee geeriyootay mid ka mid ah uu ku geeriyooday Isbitaal la geeyay halka midka kale isla goobta uu ku geeriyooday.

Dhacdooyinka noocaan oo kale ah ayaa mararka qaar dhaca,waxana inta badan ay ka dhacdaa goobaha laga qodayo kaawooyinka.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad




Wararka Maanta oo Dhan

War hada AH Magaalada Cadaado Nin Hubeysan oo dad ku laayay xaruun dhaqan celin ah.
- Feb 21, 2019
Wararka warbaahinta ay ka helayso magaacalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegaya in nin ...
Dalka Sweden dad badan oo helaya fursado shaqo xagaaga/sommarka soo socda.
- Feb 21, 2019
sida la filayo shaqooyinka xagaaga ayaa aad u kordhaya guud ahaan wadanka sweden bisha ...
Soomaaliland oo War Ka soo saartay Wada Hadallada La doonayo in La isugu Keeno Labada Dhinac (Akhriso)
- Feb 21, 2019
Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo ...
Ciidanka Galmudug oo qabtay Hub iyo Rasaas loo waday kooxda Shabaab (Daawo Sawirada)
- Feb 21, 2019
Ciidanka Nabad sugida maamul goboleedka Galmudug ee ka howlgala magaalada Dhuuso Mareeb ayaa gacanta ...
Galmudug oo Shaacisay in aana Lagu Mateleen Shirka Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ay Muqdisho Ku Qabatay
- Feb 21, 2019
Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Galmudug ayaa sheegtay inaysan ka qeyb galin ...
Madaxweynaha Galmudug oo Kenya Kula Kulmay Danjiraha Cusub ee Dalka India (Sawiro)
- Feb 21, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay ...
Deg Deg Wiil Mooto Bajaaj la ah oo Goor dhaw Lagu Dilay Muqdisho
- Feb 21, 2019
Mid ka mida dhalinyarada ku shaqeesata Mooto Bajaajta ayaa Goor dhaw lagu dilay Isgooska ...
Ciidanka Amison oo ka guuraya mid kamid ah fariisimahooda ugu weyn Muqdisho.
- Feb 21, 2019
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Somalia Ambassador Francisco Madeira ayaa ...
Akhriso Sababta ka danbeesay baaqashada kulankii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse biixi.
- Feb 21, 2019
Waxaa dib u dhacay kulankii lagu waday iney magaalada Addis ababa ee dalka ku ...
Dowlada Ingariiska oo Sharciga dhalashada kala noqoneysa hooyo umul ah.
- Feb 21, 2019
Shamima Begum oo ku biirtay kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee Suuriya iyadoo 15 ...
Dowalada Norway oo ka jawaabtay in qaxootiga laga joojiyo dagista Caasimada Oslo.
- Feb 21, 2019
Ma fiicna in qaxootiga lagu soo rogo inaysan degi karin Oslo sidaas waxaa ku ...
Dowlada Federalka ” Waan bogaadineynaa in aan wada Shaqeyn dhaw la yeelano Maamulka Somaliland”
- Feb 21, 2019
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu ...
Madaxa Xukuumada Galmudug oo Casha Sharaf Loogu Sameeyay Wadanka Turkiga (Sawiro)
- Feb 21, 2019
Ardayda soomaaliyeed ee wax ka barta dalka turkiga ayaa Casha sharaf u sameeyay wasiirka ...
Raisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay Madaxweyne Muuse Biixi (Sawiro)
- Feb 20, 2019
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafiiskiisa magaalada Addis ababa kula kulmay madaxweynaha Maamulka ...
Akhriso Qodobada ay ka hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Ismail Geelle (Sawiro)
- Feb 20, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga ...