Home wararka Dalka Dhagayso Taabit Cabdi Maxamed oo Si Kulul Uga Hadlay Sanad ka dib...

Dhagayso Taabit Cabdi Maxamed oo Si Kulul Uga Hadlay Sanad ka dib Qaraxii Zoobe, Kana Hadlay Amniga Dalka.

0
SHARE

Gudoomiyihii Hore ee Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa sanad ka dib si kulul uga Hadlay Qaraxii zoobe, oo Hal sano laga joogo.

Taabit Cabdi maxamed oo ku sugan Kenya ayaa sheegay in Mashaqadii ka dhacday Zoobe aysan aheen, wax La hilaami karo, loona baahan yahay in Loo midoobo.

‘Ma Hilmaami doono Wixii dhacay, oo dadkeena gaaray, Waxaana la kulmay Dareen Murugo badan.

Gudoomiyihii Hore ayaa la weydiiyay su’aal aheed, Marada Gaduudan ee Gacanta ugu Xiran, Waxa uuna ku jawaabay ani Taabit Ahaan Ma fiiriro Meelaha ay eegaan siyaasiinteen, Mana ilaawayo 14 october oo waa Uur ku taalo, Waana Taalo qaran oo dadkeenu aysan Hilaami doonin ayuu yiri Taabit Cabdi maxamed.

 

Halkaan Ka Dhagayso, Wareysiga Taabit, by Abdalla Axmed Muumin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here