Home wararka Dalka Ciidamo Police ah oo lagu Daadiyay Wadada Wadnaha Ee Muqdisho, si Amniga...

Ciidamo Police ah oo lagu Daadiyay Wadada Wadnaha Ee Muqdisho, si Amniga ay usugaan.

0
SHARE

Waxaa loo sameeyay degmooyinka Gobolka Banaadir ciidamo boolis ah kuwaasi oo loo Qeybiyay waaxyaha degmooyinka.

Degmooyinka loo Qeybiyay ciidanka ayaanna kala ah hodan, Warta nabadda, Wadajir, iyo Deyniile.

Qeybinta Ciidanka ee degmooyinka aan soo sheegay ayaa ka Danbeeysay kadib markii Bulshada ku dhaqan degmooyinkaasi ee tuugo dhacda ka cawdeen.

Wadooyinka Muqdisho ayay ku sagan yihiin Ciidamada Boliiska Soomaaliya, Kuwaas oo aad ufoojigan, Waxayna sugayaan Amniga Muqdisho, sida La shaaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here