Home galmudug Shirka Madasha Dowlad Gobaleedyada ee Maanta Lagu Madalsanaa oo Laga Yaabo in...

Shirka Madasha Dowlad Gobaleedyada ee Maanta Lagu Madalsanaa oo Laga Yaabo in uu dib udhaco.

0
SHARE

Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland waxaa Maanta Qorshuhu ahaa in uu ka furmo shirka Madaxda Maamul Gobaleedyada Dalka.

Waa soobaxaya Warar sheegaya in aysan suura gal noqon karin in Maanta uu garoowe ka furmo shirka madaxda Maamul Gobaleedyada Dalka.

Sababta uusan maanta shirkaas ufurmeen ayaa lagu sheegay in Madaxda Maamul Gobaleedyada Qaarkood ay yihiin kuwa Dalka Ka maqan.

Madaxweynayaasha  Puntland, Jubbaland, Konfur galbeed, ayaa dalka Ka maqan, waxaana Hada ku sugan Soomaaliya Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaalle Geelle Xaaf, iyo Madaxweynaha Hirshabeelle.

” Hasayeeshee Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uusan aqoonsaneen, Shirka Lagu madalsan yahay in uu ka dhaco Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobalka Nugaal, Ka dib Heshiis uu dhawaan lagaaray Dowlada dhaxe ee Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here