Home wararka Dalka Madaxweyne Waare” Hirshabelle Kama Qeyb Galayso Shirka garowe ee udhaxeeya Maamul Gobaleedyada

Madaxweyne Waare” Hirshabelle Kama Qeyb Galayso Shirka garowe ee udhaxeeya Maamul Gobaleedyada

0
SHARE

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Moowqufka Maamulkiisa Kaga Aadan Shirka Garoowe.

Waxa uu sheegay in hirshabeelle aysan Wax Matalaad ah aysan ku Laheen Shirka Lagu wado in uu ka dhaco Garooowe.

Waxaan la soconaa in dhawaan uu shir ka dhacay Dalka Kenya, kaas oo ay Yesheen Hogaamiyaasha maamul Gobaleedyada dalka, laakiin Anagu Kuma aanan jirin, Sababtoo ah Waxaa jiray Heshiis dhaxyaalay dowlada Fadraalka iyo Hirshabeelle.

” Madaxweyne Waare oo shirkii kismaayo Ka Qeyb galay ayaa Hada sheegay in Shirkaas uu yahay mid ku saabsan Mucaaradnimo Waa sida uu sheegaye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here