Home galmudug Gudoomiyaha Degmada Cadaado oo Mamnuucay in cadaado lagu qabto Shirar aysan Maamulka...

Gudoomiyaha Degmada Cadaado oo Mamnuucay in cadaado lagu qabto Shirar aysan Maamulka Ogeyn {Akhriso}

0
SHARE

Gudoomiyaha Cusub Ee Degmadda Cadaado Cabdi kariin Maxamed Cilmi ayaa Warqad ka soo baxday Xafiiskiisa Ku Amray in Wax Shirar ah iyo isu imaad ah aan  lagu qaba Karin Magaaladda Caado ee Galmudug iyadoo Aaan Fasax laga Heysan Maamulka.

Tilaabadaan ayaa imaaday xilli Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, uu ku dhawaaqay in ay doorasho ku qabanyaan Cadaado, si ay udoortaan Madaxweyne.

Halkaan Ka Akhriso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here