Home galmudug War Deg Deg ah Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Toos ubilaabatay.

War Deg Deg ah Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Toos ubilaabatay.

0
SHARE

Magaalada Dhuusmareeb ee Xarunta Galmudug waxaa Ka socta Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Waxaa codka dhiibanaya Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug si ay udoortaan Gudoomiye Baarlamaan.

Warbaahinta Galmudug gaar ahaan TV galmudug ayaa Toos utebenaya Doorashada Gudoomiyaha Cusub.

Xildhibaanada Galmudug ayaa dhawaan Sheegay in ay Xil ka qaadis ku sameeyeen Gudoomiye Cali Gacal Casir, ka dib Khilaaf soo kala dhax Galay Madaxda Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here