Home Wararka Somaliya Galmudug Gaadiidlayda ka shaqeysa Goballada dhaxe iyo Banaadir oo Maanta Banaanbax Cabasha ah...

Gaadiidlayda ka shaqeysa Goballada dhaxe iyo Banaadir oo Maanta Banaanbax Cabasha ah ka dhigay Muqdisho (Sawiro)

0

Gaadiidlayda xamuulka ah ee ka shaqeeya Galgaduud iyo Sh/dhaxe Ayaa Maanta Cabasha ka ah Ciidamo jidgooyooyin dhigatay Shabellaha Dhaxe.

Gawaaridaan xamuulka ah Ayaa Maanta ku banaanbaxaya Muqdisho waxayna xirteen Wadooyin Muhiim ah oo caasimada Ku yaala.

Waana gaadiid ka kooban kuwa waa weyn ee Xamuulka qaada iyo Kuwa Yar Yar ee isku kala goosha Goballada dhaxe iyo Gobalka Banaadir.

warar Hoose Ayaa sheegaya in Sanater Xaaji Muuse Suudi Yalaxoow uu ku baxaya Cabashada Gaadiidlaydaan oo Maalmihii la soo dhaafay aana sameyn wax safar ah.

 

Lama oga waxa Lagu xalin doono Cabashada Gaadiidlaydaan.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Kormeeray Garoonka Aadan Cadde una duulay Baraawe (Sawiro)
Next articleDhageyso Xildhibaan canab oo weerar ku qaaday Somaliland ka dib markii ay soo Masaafuriyeen dad Deganaa Laascaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here