Home galmudug Deg Deg Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo La doortay

Deg Deg Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo La doortay

0
SHARE

Waxaa goordhaw Caasimada Galmudug lagu doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug waxaana Loo doortay ismaaciil Cabdulle Xasan.

Ismaaciil ayaa ah Masuul ka yimid dhanka Ahlusuna Waxayna isku Heeb yihiin Gudoomiyihii hore ee Galmudug.

La soco Faah Faahinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here