Home Wararka Somaliya Galmudug Wafdi uu Hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo gaaray Cadaado (Sawiro)

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo gaaray Cadaado (Sawiro)

0

Magaalada Cadaado ee Galmudug waxaa gaaray Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan yuusuf Alcadaala.

Wafsiga Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa waxaa qeyb ka ahaa Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka JFS.

si weyn ayaa wafdiga Wasiirka Loogu soo dhaweeyay Magaalada Ganacsiga Galmudug ee Cadaado, waxayna u kuur galayaan xaalada ay ku suganyihiin dadka Reer Galmudug

Ad
Previous articleMadaxda Hirshabelle oo gaaray Maxaas iyagoo ku libisan Tuutaha Ciidanka (Sawiro)
Next articleDagaal ka dhacay Qabuuro lagu aasayey dadkii ku dhintay dibad-baxii Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here