Cabdi Kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax ayaa lagu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.
Qalbi dhagax ayaa markii hore laga afduubtay magaalada Gaalkacyo isagoo gacanta loo galiyay Dowlada itoobiya.
soo dhaweyntiisa kadib ayaa caawa xaflad loo qabtay taasi oo ka qeyb galeen masuulyiin Galmudug ah.
arimo badan ayuu ka hadlay sida xariga loo geestay.
lasoco goor dhow.