Home galmudug Dhageyso Khudbadii Qalbi Dhagax ee Xalay uu ka jeediyay Magaalada Gaalkacyo Dhanka...

Dhageyso Khudbadii Qalbi Dhagax ee Xalay uu ka jeediyay Magaalada Gaalkacyo Dhanka Galmudug.

0
SHARE

Cabdi kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo shalay soo gaaray Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug ayaa xalay xaflad weyn loogu qabtay Magaalada.

masuuliyiin Galmudug iyo Bulshada qeebaheeda kala duwan ayaa ka qeyb galay soo dhaweynta Xaflada kuwaasi oo muujiyay sida ay uga xumaayeen dhibka ku dhacay.

Qalbi dhagax ayaa khudbad waxa uu ka jeediyay Xaflada isagoo ka hadlay Safarkiisa Galmudug iyo Wararka leesla dhexmayo ee ku aadan sida Loo qabtay.

Halkan Hoose ka Dhageyso Khudbadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here