Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal Qaraar oo Laba Beel oo Walaalo ah Ku Dhexmaray Galmudug

Dagaal Qaraar oo Laba Beel oo Walaalo ah Ku Dhexmaray Galmudug

0

Dagaal xoogan oo la isku habeen saday ayaa galabta ka dhacay deegaanka Baale oo u dhaxeeya deegaanada Dhagaxdheer iyo Gadoon ee G/Galgaduud.

Dagaalka ayaa dhex maray labo maleeshiya beeleed oo wada daga deegaankaasi kana soo kala jeeda Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Inta la xaqiijiyay ilaa Afar (4) ruux ayaa ku dhaawac may ilaa hadana lama soo warin qasaaro dhimasho oo dagaalka ka dhashay.

Dhowr jeer oo hore sidaan oo kale ayaa la is kugu dagaalay deegaankaan mana hir galin xabad joogin horay loogu dhawaqay xiliyo kala duwan.

Ad
Previous articleCiidamada Dowlada oo Soo Qabtay Hoobiyaal Maantay Lagu Garaacay Garoonka Muqdisho iyo Gurigii laga Soo Tuuray oo lala wareegay(Sawiro)
Next articleAl-shabaab oo shan qof ku dilay gudaha Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here