Home Wararka Maanta Deg Deg Ra’isul Wasaare XAMZA oo helay Codka kalsoonida Golaha shacabka

Deg Deg Ra’isul Wasaare XAMZA oo helay Codka kalsoonida Golaha shacabka

0

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Codka kalsoonida ka helay Xildhibaanada Golaha Shacabka dhamaan.

Gudoomiyaha Golaha Mudane Sheikh Aadan Madoobe ayaa dalbaday in Codka kalsoonida loo qaado waxaana loogu codeeyay Hab Gacan taag ah.

Dhamaan Xildhibaanada ayaana u codeeyay Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka, Mana jiro wax diiday iyo Xildhibaan ka aamusay, waxuuna u Mahad-caliyay dhamaan Xildhibaanada ee Codka siisay

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan oo Warqadda Magacaabista Ra’isul Wasaaraha u Gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka
Next articleLaba qof oo isku qoys ahaa oo lagu dilay magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here