Home Wararka Maanta Gabar xalay iska Soo Tuurtay Guri ku yaala Degmada Waaberi ee Gobalka...

Gabar xalay iska Soo Tuurtay Guri ku yaala Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir

0

wararka ka imaanaya Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir Ayaa sheegaya in xalay Gabar ay iska soo Tuurtay Guri ku yaala Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir.

guriga ayaa waxaa Deganaa Taliyaha Boliiska Gobalka Banaadir Farxaan Qaroole waxaana dadka Deegaanka ay sheegeen in gabadha ay aheed Shaqaale.

Sidoo kale warar Madaxbanaan Ayaa sheegaya in Gabadha ay iska soo Tuurtay Guri ku dhegan Xaafada Farxaan Qaroole, Balse lama xaqeejin waxaana Wararka ugu badan ay sheegayaan in Guriga Farxaan Qaroole ay gabadhu iska Soo Tuurtay.

Ciidamada Boliiska Ayaa xalay Goobta gaaray Balse waxaa la Sheegay in ilaalada Saadaq Join ay u diideen in ay Goobta gaaraan.

Ad
Previous articleKoox Hubeysan oo dil ka gaystay Muqdisho
Next articleMidowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo war ka Soo saaray Tilaadii Somaliland ay kula dhaqantay Dadka Konfurta ….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here