Home ciyaaraha maanta Degmada Waaberi oo Ku guulaysatay Koobka Degmooyinka Gobalka Banaadir (Sawiro)

Degmada Waaberi oo Ku guulaysatay Koobka Degmooyinka Gobalka Banaadir (Sawiro)

0
SHARE

Degmada Waaberi ayaa sanadkii Labaad oo Xariir ah ku Guulaysatay Koobka Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Degmada Waaberi ayaa Ka Guulaysatay Degmada Shibis, waxayna Ku Guulaysatay Markii labaad oo Xariir ah.

1-0 ayay uga badisay dhigooda Shibis, Waxaana La isku Qabsaday Ciyaarta Qaabkii Goolka La isaga dhaliyay, Taas oo umuuqatay Mid Ufside aheed, ama Garab Dhaaf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here