Home ciyaaraha maanta Tartan ku Saabsan is dhax’galka Bulshada Galkacyo oo Lagu Qabtay Magaaladaas (Sawiro)

Tartan ku Saabsan is dhax’galka Bulshada Galkacyo oo Lagu Qabtay Magaaladaas (Sawiro)

0
SHARE

Waxaa Galabta Garoonka C/laahi Ciise ee Magaalada Gaalkacyo Lagu qaabtay Cayaar Lagu Muujinayey Is Dhaxgalka Bulshada Deegaanka Iyadoo Loo Qabtey Laba Kooxood oo Ka Kala Socda Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo.

Masuuliyiin ka Tirsan dowlada Soomaaliya, Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa Ka Qeyb galay Ciyaarta Kubada Cagta Ee Halkaasi Lagu qabtay.

Is dhaxgalka Bulshada Dadka ku Nool Gaalkacyo ayaa Sare ukacay maal mihii La soo dhaafay Waxaana Shalay Magaaladaas Lagu Qabtay Shirka dhalinyarada Goballada Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here