Home Wararka Caalamka Doorashada Barlamaanka Mareykanka oo Maanta Dhaceysa

Doorashada Barlamaanka Mareykanka oo Maanta Dhaceysa

0

Maanta oo Talaado ah waxaa dalka Mareykanka ka dhaceysa doorashada Barlamaanka ee Shacabka soo dooranayaan

Baarlamaanku wuxuu ka kooban yahay laba qaybood oo kala ah Golaha Wakiilada iyo Guurtida.

Doorashada ayaa muhiim u ah hogaamiyaha Mareykanka, Madaxweyne Joe Biden.

Joe Biden ayaa ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga. Xisbiga ayaa hadda tiro yar oo siyaasiyiin ah ku leh baarlamaanka.

Taasi waxay u sahlaysaa Biden inuu siyaasadihiisa ka soo saaro.

Haddii xisbiga Jamhuuriga uu helo siyaasiyiin ka badan kan Dimuqraadiga ee Baarlamaanka, Biden waxaa laga yaabaa inuu dhib kala kulmo sidii uu siyaasaddiisa u marin lahaa.

Waxay qaadan kartaa wakhti ka hor intaan doorashadu si buuxda u caddayn.

Ad
Previous articleSweden oo Canshuurta ka dhimeysa Dadka Da’da ee Shaqeeya
Next articleGaroonka diyaaradaha ee Degmada Cabudwaaq oo Maleeshiyo Beeleed Xireen Maanta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here