Home puntland Dhageyso Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka oo Madaxweyne Gaas ugu baaqay in uu...

Dhageyso Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka oo Madaxweyne Gaas ugu baaqay in uu Raali galin bixiyo.

0
SHARE

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo katirsan Golaha Shacabka ee baarlamaanka Somaliya, ayaa ka dalbadat Madaxweynaha Maamulka Puntland inuu raali gelin ka biixyo gaf uu sheegay inuu u ugeystay dadka Koofur Galbeed.

Madaxweyne C/Wali Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlay deegaanka Badhan ee Gobolka Sanaag, ayaa sheegay in Shabaabka duulaanka ku ah maamulkiisa ay ka yimaadaan Gobolada Baay iyo Bakool.

Xildhibaan idiris, Muuqaal uu soo dhigay bartiisa Facebook, ayuu ku sheegay in Madaxweyne Gaas uu doonayo inuu xalaaleysto Hantida dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed ee ganacsiga ku leh magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso.

Gaas, ayuu sheegay inuu dhowr jeer u gafay dadka Baay iyo Bakool, walina uu ku sii indha cad yahay dhibaateynta dadka Ganacsiyada waaweyn ku leh deegaanada Puntland.

halkan Hoose ka dhageyso Codka Xildhibaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here