Home Wararka Maanta Golaha Shacabka oo Maalinta Birita ah Codka u qaadaya Ra’isul Wasaaraha cusub

Golaha Shacabka oo Maalinta Birita ah Codka u qaadaya Ra’isul Wasaaraha cusub

0

Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya xamza cabdi barre ee dhawaan uu Soo Magacaabay Madaxweynaha Qaranka Mudane Xasan Sheikh ayaa maalinta Birita ah la horgeenayaa Golaha Baarlamaanka.

xildhibaanada ayaa lagu Wargaliyay inay Soo xaadiraan Fadhiga Golaha Shacabka, si Codka Loogu qaado Wasiirka 1aad ee dalka.

Madaxweynaha Qaranka Mudane Xasan sheikh oo Biri hortagi lahaa Xildhibaanada si Xukuumadda uu horkeeno Baarlamaanka ayaa xanuunsan waxaana ku dhacay Caroona.

Malainta Birita ah ayaa laga sugayaa in Xildhibaanada Codkooda ah siiyaan Wasiirka 1aad ee dalka

Ad
Previous articleDeg Deg Taliyihii Ciidanka Xooga oo isbitaal loola cararay
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Maanta Xamze Hor geenaya Golaha shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here