Home Wararka Maanta Deg Deg Laba wariye oo Caan ka ah Degaanada Galmudug oo Lagu...

Deg Deg Laba wariye oo Caan ka ah Degaanada Galmudug oo Lagu Xiray Guriceel

0

Taliska Booliiska Guri-ceel ayaa hada xiray Wariyaasha kala ah Mohamed Abdiwali tooxow iyo Wariye Abdulkadir CC sida Xogta aynu ku helayno.

Xariga Wariyaashan ayaa la Xariira Warbixin Shalay laga sameeyey Ciidamada Gor Gor ee ku sugan Guri-ceel Taliska Booliiska Guri-ceel ayaana Jeclaysan Warbixintaas sida wariyaasha la xiray Noo sheegeen.

 

Ad
Previous articleDeg Deg Maleeshiyaad Hubaysan oo Xirtay Wadada Xaririsa Matabaan iyo Guriceel
Next articleFahad yaasiin: “Hadii aad Wanaag fasho Wanaag ayaa la Fishaa”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here