Home Wararka Somaliya Galmudug Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Afbarwaaqo...

Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Afbarwaaqo {SAWIRO}

0

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali iyo wafdi ay horkaceyso ayaa gaaray Deegaanka Afbarwaaqo ee Gobalka Mudug.

Faadumo Cabdi Cali iyo wafdi,ayaa qorshaha yahay inay qiimeen ku sameeyaan  degaano dhor ah oo ay kami yihiin.Qoryoweyn Buq Qalooc, iyo kuwo kale. Maadaama deegaanadaasi ay ka jiraan abaaro saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada.

 U jeedka socdaalka wafdiga ayaa ah mid ay ugu kuur-galayaan xaalada abaaraha iyo nolasha bulshada ku nool deegaanno ku yaala dhanka Waqooyi bari Gobalka Mudug.

Guud ahaan Soomaaliya waxaa ku dhufutay Abaar aad u sameysay dadka iyo duunyada.

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo la filayo inuu caawa ku dhawaaqo Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka
Next articleHeshiiskii London ee uu Farmaajo fulin waayay oo looga heshiiyay Villa Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here