Home wararka Dalka Dhageyso Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in kaliyaha lagala baxay dhalinyaro...

Dhageyso Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo sheegay in kaliyaha lagala baxay dhalinyaro 2 kun oo qadar loo qaday..

0
SHARE

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Barlamaanka Aqalka sare ayaa khudbad uu jeediyay waxa uu kaga hadlay dhalinyaro loo qaaday dalka qadar.

Waxa uu sheegay in dhalinyaradaasi ilaa hada la la.yahay isla markana lagala baxay kaliyaha sida uu hadalka u dhigay.

Fiqi ayaa intaasi ku daray cida dadkaasi u qaaday dhanka dalka qadar iyo sababta keenay in arintaasi la sameeyo isagoo dhaleeceen u jeediyay dowlada.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka Fiqi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here