Home wararka Dalka War Deg Deg ah Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Golaha Wasiirada Galmuudg...

War Deg Deg ah Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Golaha Wasiirada Galmuudg ugu Yeeray inay Cadaado yimaadaan {Akhriso}

0
SHARE

Warqad Qoraal Ah Oo Kasoo Baxday Xaafiiska Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Max’ed Xaashi Cabdi Ayaa dhammaan Golaha Wasiirada Gal-mudug Waxaa Lagu Faray In Si Deg Deg Ah Ku Yimaadaan Magaalada Cadaado Oo Ah Xarunta Baarlamanka Maamulka Gal-mudug.

Waqraqadda Oo Ku Taariikheysneyd 15-Sep 2018 Ayuu Madaxweyne Ku Xigeenka Gal-mudug Ayuu Ugu Yeeray Golaha Wasiirada Gal-mudug Si Loo Amba Qaado Hawlaha Shaqo Ee Hor-yaala Wasaaradaha Maamulka.

Sidoo kale Warqadda Waxaa Lagu Sheegay Baahida Loo qabo In Wasaaradaha Ay U Shaqeeyaan Shacabka Reer gal-mudug Waxa Sidoo kale Warqadda lagu Sheegay In Lala Xisaabtami Doono Wasiirkii Amada Wasiiradii Imaan Weysa

Hoos Ka Akhriso Warqadda:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here