Home galmudug Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Carabey oo gaaray Magaalada Cadaado..

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Carabey oo gaaray Magaalada Cadaado..

0
SHARE

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Caasimaddii hore ee Galmudug.

Wafdiggaan ayaa ka yimid Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaa soo dhaweyay qeybaha kala duwan ee Bulshadda kunool Magaalada Cadaado.

Magaalada Cadaado ayaa sidoo kale gaaray wafdi kale oo Barlamaanka Galmudug ah iyo Gudoomiyihii xilka laga qaaday Cali Gacal Casir.

Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex taagan Madaxda Galmudug ayaa xoogeystay maalmihii lasoo dhaafay, waxaana ay saldhigyo ka kala dhigteen Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here